Jubbaland oo sheegtay iney la dagaalameyso ciidamada dowladu geysay Gedo

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo sheegay in heegan buuxa la geeliyay Ciidanka maamulkaas. Hadalka ayaa yimid ka dib kulan uu iskugu yimid Golaha Wasiiradda maamulka Jubbaland kaasoo la sheegay in lagu go’aamiyay in iska caabin looga jawaabo dagaal dowladda dhexe ee Soomaaliya ku soo qaaday degaanada hoos taga maamulkaas sida … Continue reading Jubbaland oo sheegtay iney la dagaalameyso ciidamada dowladu geysay Gedo